Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 14 2008
Kooxo Hubeysan oo Xalay Weerar ku Qaaday Saldhigga Afar Irdood
Written by Ali Moallim   
Sunday, 14 September 2008

Mogdisho,(insidesomalia.org)- Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Booliska Afar Irdood ee Degmada Xamar weyne, iyadoo halkaasina uu ka dhacay dagaal dhexmaray kooxihii weerarka soo qaaday iyo Ciidamadii Saldhigga joogay.

 

Taliyaha Saldhiggaas Maxamed Cusmaan ayaa xaqiijiyay in ay Kooxo hubeysan weerar ku soo qaadeen, wuxuuna caddeeyay in ay iska caabiyeen kooxihii soo weeraray oo uu sheegay in ay dhowr jiho weerar kaga soo qaadeen.

 

Taliyaha ma uusan sheegin wax khasaare ah oo labada dhinac ka soo gaaray dagaal saacad socday oo dhexmaray, wuxuuna kaliya sheegay in ay ka reebteen kooxihii soo weeraray hub ay wateen.

 

“Dhinaceena ma jiraan wax khasaare ah oo na soo gaaray, dhinaca Kooxihii weerarka nagu soo qaadayna ma sheegi karno wax soo gaaray, kaliya waxaan ka reebnay Bambooyin iyo hub kale oo ay wateen”ayuu yiri Maxamed Cusmaan Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Xamar weyne.

 

Weerarka lagu qaaday Saldhigga Booliska Degmad Xamarweyne ayaa wuxuu yahay midkii ugu horeeyay oo lagu qaado saldhiggaas, iyadoo kooxaha ee Dowladda ka soo horjeeda ay horay weerarro ugu qaadi jireen Saldhigyo kale oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo markii ay soo galeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Itoobiya waxaa ka dhaca dagaallo, qaraxyo iyo dilal, kuwaasi oo Magaalada Muqdisho ka dhigay mid aan ammaan ahayn oo inta badan dadkii ku noolaa ay ka barakaceen.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >